Tubta Liibaanta طريق الفلاح

Tubta Liibaanta  طريق الفلاح

Comments

Sh Ahmed Yare Taffsiirka Qur`aanka Kariimka
Wanaag Qof Aa Tustaa Waxey La Mid Tahay Adoo Sameyay # share

Masjidka Imaam Muslim Ee Ku Yaal Inta U Dhaxeyso Isgoyska Howl Wadaag Iyo Isgoyska Aadan Cade

Wanaag Qof Aa Tustaa Waxey La Mid Tahay Adoo Sameyay. ❶➡ - Become a Fan ❷➡ - Click "Suggest To Friends" ❸➡ - Select ALL Your Friends ❹➡ - Click On "Send Invitations

Sh. Axmed Yare

مجمل عقيدة أهل السنّة والجماعة، أهل الحديث (المقطع الأوّل) منهج الاستدلال
Caqiidada ahlu sunnah waljamaacah, ahlul xadiith (qeybta 1aad) (Manhajul istidlaal)

waa qubanayaal taxane noqon doona inshaa Allaah, kuwaas oo lagu qaadaadhigi doono caqiidada ahlu sunnah waljamaacah, ahlul xadiith.

Sh. Axmad yare

[03/14/20]   أهل السنة والجماعة=أهل الحديث

Masjidka Abuu Hurayra

Shares

صدّ الرويبضة عن حديث "ما رأيت من ناقصات عقل ودين".
Waa kalmad nuxurkeedu yahay qiimeynta iyo weynaynta waxyiga, iyo in qofku uusan tuhmin waxyiga balse uu tuhmaa garaadkiisa iyo fahamkiisa.
Sidoo kale waa jawaab ku wajahan dadka yareysta ahmiyadda waxyiga, una maleeeya inuusan ka jawaabeynin dhamaan baahiyeheenna, iyagoo si ka qoslin ah u sheega arrimahaas gurracan.
Dhanka kalena waa jawaab ku socoto kuwa uu ku jiro damaca siyaasadeed ee inkiraya xadiithka nabiga صلى الله عليه وسلم ee ku saabsan xaqiiqda haweenka

Sheekh Dr. Cabdirisaaq Aadan Macallin

Muxaadaro
ku saabsan
Xukunka Sonka Sunnada ah ee
ku soo aada maalin sabti ah
Sh Dr. Abdirizak Adan Moallim

Masjidka Abuu Hurayra

https://www.facebook.com/Masjidkaabuuhurayra/videos/405893050221467/

Saxiixul Bukhaari Kitabul Janaaiz Cashirkii67aad Sh Ahmed Imaam

youtube.com

Gaalaysiinta Mujtamaca Waa Baadi Cad Cashirkii 3aad (Maxaa Qofka loogu Xukuma Islaamnimo

Gaalaysiinta Mujtamaca Waa Baadi Cad Cashirkii 3aad (Maxaa Qofka loogu Xukuma Islaamnimo

Masjidka Abuu Hurayra

Gaalaysiinta mujtamaca muslimka ahi waa baadi cad
Cashirkii 2Aad ( Maxaa qofka loogu xukumaa Islaamnimo )
Sh Ahmed Max`ud Max`ed ( Sh Ahmed Yare )

youtube.com

Gaalaysiinta Mujtamaca Waa Baadi Cad Cashirkii 2Aad

( Maxaa qofka Loogu Xukumaa Islaamnimo )

Masjidka Abuu Hurayra

Gaalaysiinta Mujtamaca Muslimka Ahi Waa Baadi Cad Cashirkii 1Aad ( Horudhac )

Masjidka Abuu Hurayra

Saxiixul Bukhaari
Cashirkii 44aad
Kitab Salaad
Sh Ahmed Imaam

Masjidka Abuu Hurayra

Muxaadaro Xajka iyo Cumrah Sh Ahmed Max`ud Max`ed ( Sh Ahmed Yare)

Masjidka Abuu Hurayra

Tafsiirka Quràanka Kariimka Surat Al Baqarah Aayada 217Aad Cashirkii30Aad Sh Ahmed Yare Masjidka Imaam Muslim Muqdishu Somalia Wanaag Aad Qof Tustaa Waxee LA mid Tahay Adoo Sameeyay Wll #Share

Sh Ahmed Yare

Tafsiirka Qur`aanka Kariimka Sh Ahmed Yare

Masjidka Abuu Hurayra

Tafsiirka Quràanka kariimka Surat Al Baqarah Aaayada 180Aad Cashirkii23Aad Sh Ahmed Yare Masjid Imaam Muslim

Masjidka Abuu Hurayra

Tafsiirka Quràanka Kariimka Surat Al Baqarah Aayada 171Aad Cashirkii 21Aad Masjid Imaam Muslim Muqdishu Somalia Sh Ahmed Yare

Masjidka Abuu Hurayra

Tafsiirka Qur`aanka Kariimka Surat Al Baqarah Aayada 49Aad Ilaa 59 CAshirkii 8Aad Sh Ahmed Yare Masjid Imaam Muslim Moqdisho Somalia
Wanaag Aad Qof Tustaa Waxee LA Mid tahay Adoo Sameeyay #Share

Masjidka Abuu Hurayra

Kitaabul Adkaar Lil Imaam Annawawi Cashirkii 61Aad Sh Ahmed Yare Masjid Imaam Muslim Muqdisho Somalia wanaag Aad Qof Tusta Waxee LA Mid Tahay Adoo Sameeyay #Share

Masjidka Abuu Hurayra

Tafsiirka Qur`aanka Kariimka Surat Al Baqarah Aayada 31 Ilaa 39 Cashirkii 6Aad Sh Ahmed Yare Masjidka Imaam Muslim Moqdisho Somalia
Wanaag Qof Aad Tustaa Waxee La MId Tahay Adoo Sameeyay

Tafsiirka Qur`aanka Kariimka Surat Al Baqarah Aayada 31 Ilaa 39 Cashirkii 6Aad Sh Ahmed Yare Masjidka Imaam Muslim Moqdisho Somalia
Wanaag Qof Aad Tustaa Waxee La MId Tahay Adoo Sameeyay

Masjidka Abuu Hurayra

Tafsiirka Quràanka Kariimka Surat Al Baqarah Aayada 14Aad Cashirkii 2Aad Sh Ahmed Yare Masjid Imaam Muslim Moqdisho Wanaag Qof Aad Tustaa Waxee La mid Tahay adoo Sameeyay All #Share

Masjidka Abuu Hurayra

Kitaabul Adkaar lil imaam annwawi Cashirkii 56Aad Sh Ahmed Yare Masjid Imaam Muslim Moqdisho somalia Wanaag Aad Qof Tustaa Waxee LA Mid TAhay Adoo Sameeyay wll #Share

Masjidka Abuu Hurayra

Tacliiqa Salaada Jimco Masjidka Nasrudiin
SH Ahmed Max`ud Max`ed ( Sh Ahmed Yare )

Masjidka Abuu Hurayra

Muxaadaro Ku Saabsan Macaasida
Sh Ahmed Yare Sh Nuur Ali Jama
Masjiidka Al Huda

Masjidka Abuu Hurayra

Saxiixul Muslim Kitaabul Fitan Sh. Ahmed Imaam

Masjidka Abuu Hurayra

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=303324133500136&id=176473292851888

Tafsiika Qur'aanka Kariimka surat_Al naazicaad Sh Ahmed yare moqdisho

Masjidka Abuu Hurayra

Tafsiirka Surat-Al Mursalaat aayada 1aad Sh ahmed YARE

Masjidka Abuu Hurayra

Kitaabul adkaar lil imam annawawi cashirkii 28 aad Sh Ahmed yare Masjidka Imaam Muslim

Masjidka Abuu Hurayra

Kitaabul adkaar lil imam annawawi cashirkii 27aad Sh Ahmed yare Masjidka Imaam Muslim moqdisho Somalia

Masjidka Abuu Hurayra

Tafsiirka Qur'wanna Kariimka Suratul- Al Mudazir Sh Ahmed Yare Muqdisho-Somalia

Tafsiirka Qur'wanna Kariimka Suratul- Al Mudazir Sh Ahmed Yare Muqdisho-Somalia

Masjidka Abuu Hurayra

Tafsiirka Qur'wanna Kariimka Suratul- Al Mudazir Sh Ahmed Yare Muqdisho-Somalia

Masjidka Abuu Hurayra

Culimada iyo Guddiga masjidka Abi Hurayra ee Magaalada Muqdisho iyo shirkada Dahabshiil Bank International
Waxay Qeybtii lixaad ee Taakulada Walaalihii Musiibada ku Gaartay
Agagaarka Zobe Gaarsiiyeen 35 Qoys oo Dad Agoon ah
Qoysaska Badankood Waxaa la Siiyay ($1500)
Qaarna ($300) 12/11/2017

Masjidka Abuu Hurayra

Tafsiirka Qur'aanka Kariimka Surat-Al Muzamil
Sh Ahmed Yare moqdisho-Somalia

Masjidka Abuu Hurayra

kalimad Ku saabsan gurmadkii culimada masjidka Abu hurayara sh Ahmed imaam sh Ahmed yare sh abdullahi barakaat sh faarax masjidka Abu hurayra moqdisho 9/11/2017
20/2_1439

[11/08/17]   Barri oo khamiis ah taariikhduna tahay 20/2/1439 h ku aaddan 9/11/2017 waxaa ka dhici doonto masjidka Abii hurayrah ee magaalada Muqdisho duhurka ka dib inshaa Allaah kalimad ku saabsan mahadnaq ku socdo dhamaan dadkii ka qayb qaatay gurmadkii loo fidiyay dadkii ku dhibaatoobay musiibadii ka dhacday agagaarka isgoyska ZOPE 14/10/2017 iyo warbixintii iyo qaabkii loo bixiyay deeqdii iyo gurmadkii culimada iyo guddiga masjidka loo dhiibay si faahfaahsan, waxaana aad ka heli doontaan xog iyo macluumaad dhamaystiran.

Fadlan ka soo qaybgal, ogaysii inta kale.

جزاكم الله خيرًا

Masjidka Abuu Hurayra

Kitaabul adkaar Lil imaam annawawi cashirkii 26 sad Sh Ahmed yare live masjidka imaam Muslim muqdisho - Som

Masjidka Abuu Hurayra

Gurmadka Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Magaalada
Maalmo Sweden Ee Ku Aadan Musiibadii Ka
Dhacday Isgoyska Sobe 14/10/2017
wakiilka/Fuliyaha;
Guddiga iyo Culumada
Masjidka Abuu Hurayra
05/11/2017 Qeebtii Afaraad

Masjidka Abuu Hurayra

Culimada iyo Guddiga masjidka Abi Hurayra ee Magaalada Muqdisho
Waxay Qeybtii Labaad ee Taakulada Walaalihii Musiibada ku Gaartay
Agagaarka Zobe Gaarsiiyeen 25 Qoys oo
isugu Jiro Dad Agoon iyo Dad Hanti Yar Yar Ka Burburtay
Qoysaska Badankood Waxaa la Siiyay ($1000) Qoyskii Afar Ka Mid Ahna Min ($2000) 30/10/2017

Masjidka Abuu Hurayra

Wanaag Qof Aad Tustaa Waxee La Mid Tahay Adoo Sameeyay Share

Tafsiirka Qur'aanka Kariimka Suratul Mulki Sh Axmed Yare. Mogadisho Somalia

Masjidka Abuu Hurayra

wanaag aad qof tustaa waxee la mid tahay adoo sameeyay wll #Share

Culimada iyo Guddiga Masjidka Abu hurayra ee Magaalada Muqdisho Waxay taakulo gaarsiiyeen 26 Qoys oo ku agoontoobay musiibadii Isgoyka Zope ka Dhacday 14/10/2017.
Qoyskii waxaa la gaarsiiyay $2000 iyo kartoon caana ah.
Laba Qoys ayaa La siiyay kiiba $3000 duruuf gaar ah awgeed

28/10/2017

Masjidka Abuu Hurayra

U Gargaar Walaalahaaga Ku
Aafoobay Musiiibadii 14/10/2017 Ka dhacday
agagaarka Isgoyska zobe
Salaam Bank Acc; 30722226 EVC 0612444222
Masjidka Nasrudiin Sh Axmed Yare iyo Sh maxmed Yaasiin
Wanaag aad Qof Tustaa Waxey La Mid Tahay Adoo Sameyay #share wll

Masjidka Abuu Hurayra

Wanaag aad Qof Tustaa Waxey La Mid Tahay Adoo Sameyay #share wll

U Gargaar Walaalahaaga Ku
Aafoobay Musiiibadii 14/10/2017 Ka dhacday
agagaarka Isgoyska zobe
Salaam Bank Acc; 30722226 EVC 0612444222
Masjidka Abuu Hurayra Isku xirka Faarax Yamani
Culimada Kala Ah
Sh ahmed Imaam Sh axmed Yare Sh Nuur Ali Jama Sh Max` Yasiin

Masjidka Abuu Hurayra

Masjidka Abuu Hurayra

Gurmad
U Gargaar Walaal Kaa Dhibaataysan
Walaal Caawi Walaalkaa Ku Dhaawacu Kasoo
Gaaray Mashaqadii Ka Dhacday Agagaarka Zobe
Salaam Bank Acc.30722226 Evc 612444222
Ogow Walaalka Muslimka Ahow Sadaqadu
Waa Naftaada KA Qaad EE Nafdaada U Qaad

(Wanaag aad Qof Tustaa Waxey La Mid Tahay Adoo Sameyay)

[10/17/17]   OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS
Walaalayaal waxaa maalinta barri ah ka dhici doono inshaa Allaah masjidka Abii hurayrah ee magaalada Muqdisho duhurka ka dib olole gurmad dhaqaale loogu ururin doono dadkii musiibadii 14kii bishan ay ku dhacday iyo eheladooda , waxaa soo agaasimay culimada , guddiga masjidka iyo akhyaar kale.
Fadlan ka soo qayb gal, ku dhiiri gali cid kasta oo codkaagu gaari karo, la wadaag dadka kale.
Waa xaq waajib inagu ah oo ay nagu leeyihiin walaaleheen musiibada ay ku dhacday, aan u damqanno walaaleheen.
وجزاكم الله خيرًا

Masjidka Abuu Hurayra

Kitaabul adkaar Lil Imaam Muslim Annawawi cashirkii 20 Aad Sh ahmed yare live Masjidka Imaam Muslim Muqdisho Somalia Wanaag Qof Aa Tustaa Waxey La Mid Tahay Adoo Sameyay # share

Masjidka Abuu Hurayra

Kitaabul Adkaar Lil Imaam Anaawawi Cashirkii 19 aad Sh Axmed Maxùd Max`ed Sh Axmed Yare ) Live MAsjidka IMaam Muslim Muqdisho Wanaag qof Aad Tustaa waxee LAmid Tahay adoo Sameeyay Wll Share Gare

Want your place of worship to be the top-listed Place Of Worship in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Sh. Axmed Yare
Sh Ahmed Yare

Location

Category

Telephone

Address


Degmada Howlwadaag
Mogadishu
+2526
Other Mosques in Mogadishu (show all)
Arba'a Rukun Mosque Arba'a Rukun Mosque
France
Mogadishu