Himilada Wanaagsan

Himilada Wanaagsan

الدال علي الخير كفاعله Wanaaga ood farto waxay lamid tahay adigoo samesay

Baabul Rayaan

SIDAN AYUU RABBI SWT NAFTA UGA
QAADAA ADOOMIHIISA U JECELYAHAY 🙏

Hadaad tahay qof qalbi qoyan waa hubaal
wlhi waad lilmaynaysaa muuqaalkan
markaad daawato kadib 😭😭.
Sheikh Dalxa wuxuu geeriyooday isagoo
Aadaamay walibana tujinaya salaadii Subax!

Wllo inaga xaalkeenu waa sidee. ?!
Ma ilaalinaa salaada subax wakhtigeeda?!
Se Alle mawaydiisanaa inuu khaatumada
Si Kheir leh inoogu khatimo ?!

Waan wada dhimanaynaa lknse waxaan
Ku kala duwanahay; Goobta, Goorta iyo sida nafta laynooga qabanayo 😢😢.

Maan arag muuqaalkan muuqaal igaga saamayn iyo soojidasho badnaa wlhi 😭🙏

Gacmahaagu yayna ka caajisin inaad sii faafiso muuqaalkan Qiimaha badan; si ay
Walaalo badan ugu towbo keenaan kuna waano qaataan bi idnillaaah .

Aragti Side

Soonka Maalinta Caashuuraa (10ka Muxarram) waxaa lagu dhaafaa dambiga sanadkii tagay.
Caashuuraa waxay ku beegan tahay maalinta Isniinta 9ka September, 2019.
Allaha naga dhigo kuwii ka faa'iideysta. Aamiin
#AragtiSide

Walaaal ka faaideeyso fadliga soonka maalinta Carafo oo ku began maalinta sabtiga ah 10 Aug. 2019.
Waxuu Nabiga ﷺ yiri : “waxan ka rajeynayaa alle in uu dhaafo dambiga sanadkii hore iyo kan soo socda”. رواه مسلم في صحيحه

عن أبي قتادة رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم "صيام يوم عرفة احتسب على الله أن يُكفِّرٓ السنة التي قبله، والتي بعده " رواه مسلم في صحيحه.

Fadlan sii share garee si looga wada faa'iideysto.

Himilada Wanaagsan

Want your place of worship to be the top-listed Place Of Worship in Mogadisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Soonka Maalinta Carafo

Location

Address

Mogadisho