Ministry of Justice & Religious Affairs Hirshabelle

Ministry of Justice & Religious Affairs Hirshabelle

these page inspires and guides for all hirshabelle society network who yearn for meaningful settling state

MADAXWEYNAHA DOWLAD GOBOLEDKA HIRSHABELLE AYAA DIB UHABEYN KU SAMEYEY GARSOORKA HIRSHABELLE AYADOO BULSHADA BAAHI WEYN U QABTAY.

WALAL KAFA IDEYSO FURSADAN HADABIGA

08/07/2018
Garsoorayasha Iyo xeer illalinta,kaaliyaal Maxkamadaha hirshabelle ayaatabar maalmo socondoono ugu furmay magaalada mogdisho.
Sidii kor Loogu Qaadilahaa aqoonta Garsoorayasha.
Waxaana Furitaankii Tababarkani Ka Hadlay
wasirka jfs Avv abukate xasan haji iyo wasir awale, sidokale
wasir dowlaha wasaaradda cadaaladda iyo awqafta hirshabelle Ali jamac garaad.
Wasir Avv xasan haji ayaa dhiiragaliyey Shaqooyinka Ay Bulshada U Hayaan kana warbixiyey guud ahaan garsoorka dalka iyo nadaamka Cadaalada sidookale wadashaqeynta kadhaxeya dowlad goboledyada
Iyo kordhinta awooda garsoorka kana faideysandoonan in badan oo Xeerar iyo sharciyo dhameystiran

[06/14/18]   EID MUBARAK
Wasarada waxey ugubishareyneysa dhaman shacabka hirshabelle iney bari tahay eid

[04/12/18]   13 April, maalinta Jimcaha ah, waxay ku beegan tahay 27 RAJAB, waa maalin ku weyn dadka muslimiinta ah waa maalin naga mudan in la weyneeyo, waa maalintii NABBIGEENA suuban NNKH lagu soo waajibiyay salaada aan dukano.

[02/12/18]   Diinta islaamka Cadaalada waxa ay kaga jirtaa door muhiim ah Waa mowduuc aad u weyn oo xiriir la yeelanaya dhaqaalaha, bulshada, hogaanka iwm. waxaana lagu sheegay quraanka & sunaha sidoo kale waxaa jira aayado iyo xadiisyo badan oo kusoo arooray in cadaaladu tahay shay muhiim ah u ah dhismaha/jiritaanka shaqsiyadeed, qoyseed & Midka qowmiyaheedba. Fikrada cadaalada waxa ay la xiriirtaa sinaanta xaqa iyo runta iyadoo aan la isku kala saareynin sababo la xiriiro midab, dhalasho ama mararka qaar diin. Cadaaladu makala laha sareyn, nasab, hanti ama sharaf waa mid ay tahay in loo wada sinaado shaqsi walbana ay qabato si isku mid ah.
Cadaalad in la bixiyo waa mid ka mid ah asbaabaha ay u taagnaan karto dowlad islaam ah hadiise la waayo waxaa la waayi madaxda iyo dowladaa

[01/28/18]   Waxaa muhiim ah cadaalada la kaashado si nabad, degenaan & midnimo lagu gaaro. Cadaaladuna waxa ay keentaa dhamaan intaas hadii ay ahaan laheyd horumar, nabad, karti iyo sinaan in wax lagu wadaago iwm.

Want your place of worship to be the top-listed Place Of Worship in Jowhar?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

qaran.com

Address


Mishinka
Jowhar

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00