Abu muscab

Abu muscab

Kusoo Dhawoow Pageka rasmiga ah ee Madari : wa page cilmiyeed faafiya shareecada islamka iyo dhaqanka wanaagsan

kusoo dhawoow page dhalinyarta ee Dacwa Online kuqaado waqti alle aad ugu dhawaato adoo ugudbinaaya khayrka walllahaga muslimka ah

Riyaadul Jannah

QISO QALBIGA TAABANAYSA - SH XUSEEN CALI

WAA MAXAY WAXA UGU QIIMAHA BADAN AAD HEYSATO ᴴᴰ

WAA MAXAY WAXA UGU QIIMAHA BADAN AAD HEYSATO ᴴᴰ
kafa,idayso siina share garee

SH XASAAN XUSEIN ABU SALMAAN

Sh xasaan - muxadiro aad uqiimo badan oo ka hadlaysa aflagaadada nabi muxamad SCW loo gaysto -
FADLAN - SHARE GAREE

SH XASAAN XUSEIN ABU SALMAAN

Sh xasaan - muxadiro aad uqiimo badan oo ka hadlaysa aflagaadada nabi muxamad SCW loo gaysto -
FADLAN - SHARE GAREE

waajibka maalinta jimcaha - fadlan lawadaag asxaabtada - sh mohamed cumar dirir

wajibka malinka jimcaha

AHLUL QUR,AN

#Machad_Sunna_Online wuxu qaadanaya fasal cusub oo xifdiga quranka ah
ardayda dugsigu qaadanaya wa 40 ardey oo quranka ku xifdiyo doona ( 2 - sanno - year )
casharada dugsiga SUNNA ONLINE lagu dhigo waxa kamida
- quranka
- xadiiska
- tafsiirka
- caqiidada
- carabiga

FADLAN kala xidhiidh - WHTASAPP : +252634844009 - SKYPE ID : machad82

#Machad_Sunna_Online wuxu qaadanaya fasal cusub oo xifdiga quranka ah
ardayda dugsigu qaadanaya wa 40 ardey oo quranka ku xifdiyo doona ( 2 - sanno - year )
casharada dugsiga SUNNA ONLINE lagu dhigo waxa kamida
- quranka
- xadiiska
- tafsiirka
- caqiidada
- carabiga

FADLAN kala xidhiidh - WHTASAPP : +252634844009 - SKYPE ID : machad82

CAFIS JANNO KU BADALO.

‎ وَسَارِعُوا إِلَى مَغْفِرَةٍ مِنْ رَبِّكُمْ وَجَنَّةٍ عَرْضُه السَّمَاوَاتُ وَالْأَرْضُ أُعِدَّتْ لِلْمُتَّقِينَ * الَّذِينَ يُنْفِقُونَ فِي السَّرَّاءِ وَالضَّرَّاءِ وَالْكَاظِمِينَ الْغَيْظَ وَالْعَافِينَ عَنِ النَّاسِ وَاللَّهُ يُحِبُّ الْمُحْسِنِين

“Udadaga dambi dhaaf rabigiin xagiisa ka ahaatay iyo janno uu ballaceedu la mid yahay ballaca cirarka iyo dhulka oo laysku daray ,janadaas oo loo diyaariyay kuwa dhowrsada.
Kuwaas oo ah kuwa xoolahooda bixinaya marka ay dheefta haystaan iyo marka ay dhibban yihiinba.
Sidoo kale kuwaasi waa kuwa caradooda qarinaya ee dadka iska cafinaya ilaahayna waa jecel yahay kuwaas wanaagga samaynaya”.

Walaalayaal Qiimaha cafiska waxaa muuno ugu filan inuu yahay magac ka mid ah magacyada ilaahay.

Ilaahay cafiska waa jecel yahay lamana soo koobi karo aayadaha quraanka ee cafiska ka hadla.

#Qiso_Xanuun_Badan (Caasi waalidayn Ma Guulaysto)

Qisadan waxa ay ka hadlaysaa Qofka waalid caasigga ah inuusan Marna Guulaysan, wax horumar ahna uusan gaarin. Qisaduna waxay ku bilabanaysa Sidatan:-

Waxaa Hal meel kuwada Noolaa Hooyo Da,ah , hoyadaas waxay wax ubad ah ka dhashay Hal Wiil, waxay ku soo korisay nolol adag waxayna kala soo martay Dhibaato Fara badan.

Hoyadan Wiilka waxay ka biili jirtay Goob ay la fariisan jirtay Gaari gacan, waxayna ku dadaashay sidii ay wiilkeda uga dhigi lahayd mid ay ku nasato.

Wiilki waa uu waynaaday waxa uuna noqday Shaqaale Bank, Waxa uuna qaadan jiray Mushahar wanagsan, waxa uu gurasaday Gabar, runtii gabadhasi ma jecleen inay wiilka Hooyadis la noolato.

Waxay ka codsatay in ay Hooyadiis ka fogayso oo ay guri gaara dajiyaan habarta iyana ay ku nooladaan Guri u gooni ah.

Runtii waladku ma agaran garo farxada waalidku uu uqado marka ubadkiisu Guursado waana xiliga uu ku il doogsan lahaa aragiisa.

Wiilki waxa uu Lacag u diri jiray hooyadii waxa uu ii siin jiray Lacag aad uyar balse Marwadiisa waxa uu siin jiray oo u ibin Jiray wax walba oo ay dalbato.

Wilkii Maalin ayaa waxaa utimi Hooyadii waxayna ku tiri:-

“Wiilkaygaw hooyo Hada waxaan Noqday Qof Da,ah Gurigana kaligay kuma Noolan karo waxaan u baahnay qof i ilaaliya oo I dhawro adna ubadkaygii baad tahay, adoon waxba isku qaban Karin ayaan ku ilaalin jiray habeenkii ma seexan jirin ilaa aad adigu seexato, adoon dhergina anigu wax ma cuni jirin, hadoon da, noqday miyaad i dayacaysaa, markaan Garab kaaga baahna miyaad i fogaynaysa, wiilkaygaw Hooyo ii naxariiso sidaan kugu naxarisan jiray, ii daryeel sidaan kuu daryeeli jiray, miyaanan Hooyadaa ahayn, maana xaq kugu lahayn, maana kaa mudnayn inaad I daryeesho Hooyo Hooyo Hooyo Hooyo ii naxariiso”.

Subxaanalaah…. Subxaanalaah….. Subxaanalaah….. Hooyo hadaladaa kugula hadashay Maxaad ka filanaysaa in u badkeedu uu ugu jawaabay.

Halkii uu u naxariisan lahaa soo dhawan lahaa xasuusan lahaa siday ugu samirtay dhibki ay ka soo maraty waxa uu ku yiri Wiilkan Caasiga ah Hooyadi hadaladaan aadka u xun:-

*“ Hooyo Waa runtaa waxaan Aad sheegayso Oo dhan, balse waxan been ahayn ani hada buuq badan uma baahni ani iyo xaaskayguna marabno qof sadexaad oo Culays nasaara hooyo Gurigaaga jog halkaas gerida ku sug”.*

Sadex maalmood ayaa ka soo wareegay markuu hadalkaas ku yiri, wiilki caasiga ahaa iyo Marwadiisii waxay u baxeen Safar Waxayna ku dhinteen safarkas labadooduba.

*Hooyo *waaxay kula soo martay dhib aad u badan adon waxba qabsan Karin ayay had iyo jeer ku ilaalin jiraty haday xiligaas kaa tagi lahayd bal kawaran xiliggan ma jiri lahayd.

Hooyadaa Baarri u noqo Xili walba waxaadna xasuusataa markaad yareed say kuu ilaalin jiraty, una ilaali sidaa si kawanagsan.

*Allaw Hooyooyinken Janada Ka Waraabi Aamiin Aamiin Aamiin…….*

W/Q:- Qoraa Said Mahad Mohamed

Madax waynaha maraykanka ( Donald Trump ) oo dagaal toosa ku qaadey boqortooyada sucuudiga

Xukunka lacagaha sarifka online ka ah ee loo yaqaan ( forex exchange )

#xaraan_maaha HALAGU SHAQAYSTO

MADOONAYSA IN ALLAH UU KUXUSO KUNA DHAWRO !!!
fadlan dhagayso siina shere garee

[04/04/19]   Masha allah wall #shere de - qayrka lawadaag
* ogaysiis ogaysiis ogaysiis *

Kabaro qur'aanka kubaro qaab online ah
(خيركم من تعلم العلم وعلمه)
Mahadsanidiin
📖 📖

Ducadan qofkasta oo IMANLEH #share hadhaho

Danbigiisa allah hadhaafo

● Dugsiga SUNA ISLAMIC ONLINE oo u soo kordhiyay fasalo cusub oo ah barashada quraanka iyo culuumta diinta bulsha waynta somaliyeed eeku dhaqan qaaradaha America Europe iyo Australia

● Dugsigu SUNA ISLAMIC ONLINE wuxuu kuu diyaariyay barnaamij wax barasho oo ku saabsan Qur’aanka kariimka ah iyo culuumtiisa iyo luuqada carabida sidoo kale wuxuu diyaariyay dugsigu macallimiin aqoon iyo khibrad u leh barista iyo barbarinta ubadka

Culuumta uu DUGSIGA SUNA ISLAMIC ONLINE bixiyo Waxaa ka mid ah

■ . Quraan-tajweed lagu baranaayo ■. Xadiis ■. Caqiido ■. Fiqi ■. Tafsiir ■ Luuqadda Carabida

● Qofka raba is diiwaan galin ama faahfaahin intaa ka badan waxa uu DUGSIGA SUNA ISLAMIC ONLINE kala xiriiri karaa – Cinwaannada kala ah

《 +252634844009 _{call free
《 00252634844009_ {whats,app , viber, imo
《 00252633166517 _{whats,ap ama viber

☆ Skype [MACHAD82 ] MACHAD SUNNA ONLINE

☆ Email: [email protected]

Sido kale Waxa ad farin noogu dhafi xaga hoose 《 numberkaaga ama address kaaga 》 si uu maamulku kuula soo xidhiidho

Sh xassaan muxu ku fasirey #xadiiski sh umal injirta kumacneeyey
( YAA SAXSAN LABADA WADAAD )
Fadlan #shere & like #PAGE

Waalid kasta wuxuu dareemaa in cunugooda uu yahay mid ka duwan caruurta kale, laakiin waalidiin yar ayaa dareema in cunugooda uu leeyahay hibo aysan lahayn caruurta kale ama uu wax dheer yahay.
Makala taqana ardaydaada kuwa hibada garka ah le, ??

( Dadku waxay aad ugu baahan yihiin garab, laakiin marka aad garabsiiso way ku soo weerari karaan, sidaas oo ay tahay xaalad kasta garab istaag )

Kubaro Onlie Dintada Islamka
WAXA LA Ogaysiinayaa dad waynaha in dib loofuray aqbalaada ardayda cusub Kadib bilihii lasoodhaafay oo lahakiyay adayda oo badaneyd iyo macalimiinta oo yarayd awgeed laakiin Hada waxaa laqaadanayaa fasalo cusub waa machadka Kaliya eed kaheli karto cashiro lamagac baxay Arday kaab waa cashiro Kayd ah oo maqal iyo muuqaal ah sida quranka Higaada Adkaarta barashada Nabiga barashada salaada iyo usuusha diinta waxaa intaa dheer kutub tajwiid ah oo duuban waxaa barbarsocda kutubta diiniga ah oo si guruub guruub ah Looqaato iyo madaxaadaraad ay Qabanhayaan Culumo waawayn Tijaabi oo kusoobiir dadwaynaha waxkabarta machadka #KUBARO_ONLINE

[09/27/18]   Unaxariso ilahay wakan jecel qofka naxariista

Wiilkan yari maxad kufasirtay ani waaban garan wayay ujeedkisa ???

Khaalid binu waliid iyo aargosigii gaalada
Matalaad #qaldan

Soomali caqli bdan oo kahadlay #wareejinta_qudus

#معالقدس

Sheekada nin gacantu go,an tahay
#share

Yaaab !!! Maxaa wadaad dadka warerinaya

Unaxariso xayawaanka
Alle haku naxaristee

Quran

Abu muscab

Wallahay maanta meel ay sadaqo kaga wanaagsan tahay malle
fadlan ka qayb qaado oo cawi wallkaa oo xanuunsan
#fadlan_share
Kala xidhiidh +252634532541

#sheekh_xasaan_xusein MUXU KA,YIDHI شيخ شكر أحمد مصطفى
OO AH amiirka kooxda lamagac baxday #AL_SAADICUN_BIL_XAQ
QAYBTA ( 2 )

Our Story

kusoo dhawoow page #Madari ee fidinta dacwada kuqaado waqti alle aad ugu dhawaato adoo ugudbinaaya khayrka walllahaga muslimka ah

Want your place of worship to be the top-listed Place Of Worship in Hargeysa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

WAA MAXAY WAXA UGU QIIMAHA BADAN AAD HEYSATO ᴴᴰ
SH XASAAN XUSEIN ABU SALMAAN
SH XASAAN XUSEIN ABU SALMAAN

Location

Telephone

Address


Somalia
Hargeysa
Other Hargeysa places of worship (show all)
Masjid Al-ansaar Masjid Al-ansaar
26 June
Hargeysa, 25263

الصفحة الرسمية لمسجد الأنصار في هرجيسا القائم عليه فضيلة الشيخ عبدالله حسن حاشي البربراوي حفظه الله. الصفحة تحت إشراف بعض أفراد اللجنة الدع

AlKaram Awareness and Development Organizatio مؤسسة الكرم للدعوة والتنمية AlKaram Awareness and Development Organizatio مؤسسة الكرم للدعوة والتنمية
Main Streat
Hargeysa, 252

Mu'assasada Al-Karam | مؤسسة الكرم للدعوة والتنمية