Dacwadii Rasuulka Scw

Dacwadii Rasuulka Scw

Faafinta Dacwadii Rasuulka SCw Iyo Kashaqaynta Diinta Islamka Waxaad kalo kalasocon karta page kan Noloshii saxaabada Rasuulka Scw iyo siday u nolan Mirren Page Ka Dacwadii Rasuulka Scw ku xidhnoow markasta nagalana Shaqay diinteena Islam ka insha allaa

Faafinta Dacwada Islam Ka iyo Raacida Jidka Toosan Ee Uu Ina Faray Sauulkeeni Suubanaa Mohamed Scw iyo Reebida Xumaanta iyo Wixi Kaso Horjeeda Diinta Islam ka

[11/13/19]   Waxan Bilaabi doona Barashada diinta Islam Ka Insha Allaah
Dhawaan Qofki Raba Inu Barto Hanalasoo xidhiidho Qaybta Text Gana Massage hanogu soo diro insha allaah Waa course Yo Gaaga ban
Insha Allah Walkayga Muslim ka ahoow nOo SHARE garee Adna ilaahay baan Xasanaad kaaga baryaynaa

Sheeq Xussen cali

Eid Mubaarik Kuli Caam Wa Antum Bil Khayr
Dhamaan Umada Islam Ka Farxad Bash Bash Barwaaqo Caafimaad Iyo Nabad Ku Eida
Ilaahay Sanad Kan Sanad Kiisa KALE caafimaad Horumar badhaadhe Hanagu Haadh siiyo Aamim Aamin Aamin Aamin
Plz #SHARE GAREYA

Plz sii #SHARE gare oo walaal kaaga muslimka ah gaadhsii

ILAAAHAY GAALADA HAKAAGA HIILIYO QOF MUSLIM AH OO
GAALO CADOW KU TAHAY ILAAAHAY UMA JEBIYO
INSHA ALLAAH NASRIGA ALLE AYAA KULA JIRA
______________________________
FADLAN WALAASHEEN HALOO SO DUCEEYO
DUCADANA HALAGUSO KAALMEEYO HANA LA #SHARE GAREEYO ILAAAHAY AJAR HAYNAGASIIYO WIXI WANAAG KU JIRO INSHA ALLAAH
AAMIN AAMIN AAMIN

Fadlan #DUCADAN Akhriso Siina #SHARE Gare

BAL MUXAADARADAN EE FAA IDADA IYO WANAAGA AY XAN BAAR SAN TAHAY HADII AAD SAMAYSID CAMAL FALKEEDA WAXA INO SO JEEDINAYA
WALAAL KEEN #SHEIKH_MUSTAFE_ISMAIL_HAARUUN
ILAAAHAY KA CILMIGA HAW SIYAADSHO BAL ILA DHAGAYSO WALL
ILAAAHAY HAW NACARIISTO OO CADAABTA HA XOREYO QOFKI GAADHSIIYA WALAL KISA KALE E ISLAMIC KA AAMIN AAMIN AAAMIN YAA RABII PLZ HADABA #SHARE gareya

Plz #SHARE

Duco Hadii Aad Ku Ducaysato Wlhy Ku Anfici Doonta walal igula ducayso Ducadan Shiina #SHARE Gare oo Gaadhsi Wall Kaaga Kale Ee Muslim ka Ah

حفظ الله إخواننا وأخواتنا في فلسطين ومنحهم المزيد من القوة والصبر والرحمة. الله وحده قادر على إعطاء هذا.
"اللهم أنقذ أهل غزة! اللهم ساعدهم! اللهم احفظهم!
الجميع احتفظ بإخواننا وأخواتنا الحبيبات في أدعية في صلاح الخاص بك المقبل.

[03/29/19]   بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرحيم
OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS
__________________________________
DACWADA RASUULKA SCW
wuxu Dhamaan Ogaysiinayaa In La bilaabi Doono Casharo Diini Ah oo Lagu Baran Doono Habka online ka Adigoo Gurigaaga Jooga Ayaa lagu Bari doona Maadooyinkan soo socda
___________________________________
1:Quranka Kareem ka ah
2:Axaadiista Rasuulkq
3:Taariikhda Saxaabada
4:Habdhaqanki Saxaabada
5:Taariikhda ISLAM ka
6:English Ka

Hadaba Qofkasta Oo Danaynaya In uu wax ka barto Page kan dacwada rasuulka scw waxa laga raba in uu
Laso xidhiidho oo uu msg uso diro macalimiinta adigo msg ka noogu so diraya page kan waxa kalo la ogaysiinaya ardayda in ay xadidantahay ardayda wax labarayaa oo ay tiro kooban tahay hadaba fadlan ka mid noqo ardayda wax kabarata page ka hab online ah oo ka baro diintaada ISLAM ka
Waxa wax ku bari doona macalimiin xirfad iyo aqoon leh oo kuugu diyaar ah goobtan si daacad ah na wax ku bari doona Dhamaan waad mahad santihiin
Plz contact this page
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرحيم

[03/29/19]   لا تشك أبدًا في ما يمكن أن يفعله الله سبحانه وتعالى. رب العالمين يمكن أن يغير الأشياء في غمضة عين. لا تشدد على وضعك الحالي. يمكن أن يحل محل ما فقدته. يمكنه فجأة فتح الأبواب التي لم تحلم بها سوف تفتح. عملك هو أن تثق به.

Plz #SHARE

HOOGAAMIYAHA NEW ZEALAND OO SHEEGTAY IN AY MUSLIM TAHAY

HOGAAMIYE AHNA POLICE NEW ZEALAND OO SHEEGTAY IN AY ISLAM TAHAY KUNA FARAXSANTAHAY DIINTEEDA ISLAM KA KANA XUNTAHAY DILKII LOOGU GAYSTAY DAD AAN WAX BA GALAB SAN DALKA NEW ZEALAND
PLZ #SHARE

KANA XUNTAHA DADKI DILKA LOOGU GEEYSTAY NEW ZEALAND KUMA FARAX SANTAHAY DIINTEEDA ISLAM KA

Dr Zakir Nail Receiving Award From The Saudi Government His Wonderful Work

#SHARE AND #LIKE PAGE

Plz #SHARE
If you love #QURA'AN

Dacwadii Rasuulka Scw

Qof walba Oo Islam Ah Waxaan Ka Rajaynaya In Ay #LIKE Gareeyaan Oo Ay Sii #SHARE Gareeyaan Insha allaah
Ka Shaqayn ta Diinta Islam ku Waa Wax Waajib Inagu Ah Sidii Uu Rasuulka Iyo Asxaabtiisuba ay Uga Shaqayn Jireen Ilaaahay Haka Abaal mariyo Qofki Intaa Sameeya if iyo Aakhiro ba

Faafinta Dacwadii Rasuulka SCw Iyo Kashaqaynta Diinta Islamka Waxaad kalo kalasocon karta page kan Noloshii saxaabada Rasuulka Scw iyo siday u nolan Mirren
Page Ka Dacwadii Rasuulka Scw
ku xidhnoow markasta nagalana Shaqay diinteena Islam ka insha allaa

Dacwadii Rasuulka Scw

Soo qor aamin
#share na dheh #LIKE gare page kana

Plz Write #Aamin
And #SHARE
Najax Ina Cali Shukri Duran Adan Hodan Kalkacayl

Say Maasha allaah
And plz #SHARE

Plz #SHARE
And Say One Word?

Ducada La Akhristo Marka Aad
Xanuuun Dareento
________________________________
Ka faa idaysi wacan
Siina gaadh sii walaal kaaga kale oo u #SHARE Gare
Ilaaahay Ajar iyo xasanaad Hakaasiiyo If iyo Aakhiro ba
Aaamin Aaamin Aaamin yaa allaah

Maasha allaah
PLZ SHARE

Plz share wall

Plz share wall

PLZ SHARE

#Say_Maasha_Allaah
And #SHARE
If. You are ISLAM

Plz Say One Word And
#SHARE
Allaah Yahfidukum
ALL MUSLIM

#PLZ_SHARE

#PLZ_SHARE

MAASHA ALLAAH
#SHARE

GEERIDA XASUUSNO HADDI GEERIDA XASUUSAN TAHAY WAAD TOOSNAAN
#SHARE

[01/09/19]   CABDULLAAHI BINU XUDAAFA AL-SAHMIYI

(1)

Saxaabi kasta, taariikh nololeedkiisu wax un buu caan ku ahaa. Matalan, waxaynu wada ognahay in Saciib Binu Caamir Al-Jumaxi (rc) uu caan ku ahaa zuhdiga iyo in la naco dhaldhalaalka adduunyada. Haddaba, Cabullahi Binu Xudaafi Al-Sahmi wuxuu isagu caan ku ahaa geesinnimo iyo in aan loo jixin-jixin cadowga Alle. Diinta Islaamka, waxay u suurto gelisay Cabdullahi in uu la kulmo labadii boqor ee jiray wakhtigaas ee kala ahaa Kisraa iyo Qaysar oo kala xukumi jiray Faaris iyo Ruum. Nasiib wanaag, Cabdullahi Binu Xudaafa wuxuu nasiib u yeeshay inuu la kulmo labadaas boqor.

Sheekada la xiriirta la kulankiisa uu la kulmay boqorka Kisraa, waxay ahayd sannadkii lixaad ee hijriyada, ka dib markii uu go’aansaday Rasuulka (scw) inuu u diro qaar ka mid ah asxaabta boqorada cajamta (aan carabta ahayn), si ay ugu yeeraan Diinta Islaamka. Rasuulka wuu dareensanaa dhibaatada ay wadato howshan. Waayo, Saxaabada loo dirayo magaalooyinkaas waa dad aan aqoon luqadaha ay ku hadlaan dadyowgaas, waa magaalooyin fog-fog, taasoo ayan weligood arag. Saxaabadaa waxay dadkaa iyo boqorradadoodaba ugu yeerayaan inay ka tagaan diimaha ay heystaan, isla markaasna ay qaataan diinta Islaamka. Waa safar wata khatar. Waa safar kii safra aan soo noqon, kii soo noqdana uu noqonayo mid nasiib badan. Sidaa darteed, Rasuulka (scw) wuxuu kulmiyay saxaabada, isagoo u jeediyay khudbad. Ilaah ayuu ku mahadiyay, dabadeedna wuxuu Saxaabada ku yiri "Waxaan doonayaa inaan qaarkiin u diro boqorrada cajam ee sidaa darteed ha i khilaafina, sidii ay reer Banuu Isra’il ay u khilaafeen Nebigooda Ciise (cs). Asxaabtii ayaa yiri "Rasuulkii Alloow meeshaad doonto noo dir waan fulinaynaa’e" Haddaba, Rasuulka (scw) wuxuu magacaabay 6 qofood oo ka mid ah asxaabta si ay diinta Islaamka u gaarsiiyaan boqorrada Cajam iyo carbeed.
...........LASOCO QAYBTA 2AAD

[01/09/19]   *walal gudbi hadaad jeceshahay nabiga {N. N. K. H.}* لاإله إ لاالله الله محمد رسول الله صلي الله عليه وسلم hanoqon mid baqiila qeyrka walalal hanoqon
: Walaal uqeeybi inta aad taqaan ajir iyo xasanaad allah ka siiyee jasakalah wa kheyr

*1.Nabi adan scw*
*2. Nabi ibrahim scw*
*3.Nabi yusuf scw*
*4.Nabi nuux scw*
*5. Nabi yaxye scw*
*6.Nabi muuse scw*
*7.Nabi daa,uud scw*
*8.Nabi ismaciil scw*
*9.Nabi luud scw*
*10.Nabi huud scw*
*11.Nabi haruun scw*
*12.Nabi dulkafil scw*
*13.Nabi shuceyb scw*
*14.Nabi yacquub scw*
*15.Nabi isxaaq scw*
*16.Nabi sakariye scw*
*17.Nabi ciise scw*
*18.Nabi suleyman scw*
*19.nabi idiris scw*
*20.Nabi yoonis scw*
*21.Nabi ayuub scw*
*22.Nabi ilyaas scw*
*23.nabi saalax scw*
*24.Nabi dul yasca scw*
*25.Nabi maxamed scw*
sheekh la dhaho sh.Al Shaawi oo ku dhartay inuu manaam ku arkay nabigeena naxris iyo nabad galyo korkiisa ha ahaate oo uu ku yiri nabigu umadayda usheeg inaad i aragta. Cidii aragta fariintan oo fidisa wuxu arkaya arin aaaad u farxad badan cidii dhaaftana murugo fara badan buu arkaya لا اله الا انت سبحانک انت ربی فاغفر لی انی كنت من الظالمین *ugudbi 25 qof waxad maqli doonta arin xooog kaaga farxiya bi'idni llaah* هـــو ۞ الله ۞ الرحمن ۞ الرحيم ۞ الملك ۞ القدوس ۞ السلام ۞ المؤمن ۞ المهيمن ۞ العزيز ۞ الجبار ۞ المتكبر ۞ الخالق ۞ البارئ ۞ المصور ۞ الغفار ۞ القهار ۞ الوهاب ۞ الرزاق ۞ الفتاح ۞ العليم ۞ القابض ۞ الباسط ۞ الخافض ۞ الرافع ۞ المعز ۞ المذل ۞ السميع ۞ البصير ۞ الحكم ۞ العدل اللطيف ۞ الخبير ۞ الحليم ۞ العظيم ۞ الغفور ۞ الشكور ۞ العلي ۞ الكبير ۞ الحفيظ ۞ المقيت ۞ الحسيب ۞ الجليل ۞ الكريم ۞ الرقيب ۞ المجيب ۞ الواسع ۞ الحكيم ۞ الودود ۞ المجيد ۞ الباعث ۞ الشهيد ۞ الحق ۞ الوكيل ۞ القوي ۞ المتين ۞ الولي ۞ الحميد ۞ المحصي ۞ المبدئ ۞ المعيد ۞ المحيي ۞ المميت ۞ الحي ۞ القيوم ۞ الواجد ۞ الماجد ۞ الواحد ۞ الأحد ۞ الصمد ۞ القادر ۞ المقتدر ۞ المقدم ۞ المؤخر ۞ الأول ۞ الآخر ۞ الظاهر ۞ الباطن ۞ الوالي المتعالي ۞ البر ۞ التواب ۞ المنتقم ۞ العفو ۞ الرءوف ۞ مالك ۞ الملك ۞ ذو ۞ الجلال ۞ والإكرام ۞ المقسط ۞ الجامع ۞ الغني ۞ المغني ۞ المانع ۞ الضار ۞ النافع ۞ النور ۞ الهادي ۞ البديع ۞ الباقي ۞ الوارث ۞ الرشيد ۞ الصبور

,اللهم ارزق من نشرها الفردوس الاعلى

*Wan kubaryayaaa dhamaan inta qof ee kugu jirta u dir

Gaadhsi Qofkasta oo MUSLIM ah Kelmadan
Runti Kelmadan Ha dhayal san
Waa kelmad Qiimo Wayn Ku fadhida Rutni
Kelmadan Waxay Kamiisan culustahay Aduunka Oo Dhan
Marka Wall Gaadhsi Asxaabtada
ISLAM ka Ah Ilaaahay na Ajar buu Kaaga qorayaa Qofkasta Oo Aad gaadh siiso Maalinka Aakhiro Ayaad Ku baxsan doonta Ajarka Aad Ka Hesho
Mahad sanidin

Want your place of worship to be the top-listed Place Of Worship in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Location

Address

Hargeisa 150 Street
Hargeisa
Other Religious Organizations in Hargeisa (show all)
Maxamed mooge village Maxamed mooge village
Qalinle Street
Hargeisa

wellcome to maxamed mooge village hargeisa