Faculty of Computer Science- Puntland State University

Faculty of Computer Science- Puntland State University

#PSUGraduation

#PSUGraduation

#PSUGraduation

#PSUGraduation

#SomaliTechnologFair
PSU ,Garowe

HAMBALYO
ABDIRAHMAN GEELE MOHAMED IYO
MOHAMED DAHIR ALI OO KA TIRSAN KULLIYADA CILMIGA TEKNOOLAJIYADA EE JAAMACADA PSU KUWAAS OO KALINTA KOWAAD IYO LABAAD U GALAY ARDAYDA JAAMACADA GUUD AHAAN.

ABDIRAHMAN GEELE WAA SEMESTERKI LABAAD OO U KAALINTA KOWAAD U GALO JAAMACADA.

Faculty of Computer Scie

#PSU # FCSIT

Faculty of Computer Science- Puntland State University

Ardayda Kulliyada Cilmiga Teknoolajiyada ee Jaamacada PSU ayaa ku guda jira samaynta Barnaamijyo ay ku qalanjabinayaan barnamijyadaas oo la soo bandhigi doono dhawaan.

Barnamijyada ayaa ah kuwo waxtar u leh qeybaha kala duwaan ee Bulshada iyo Dawlada waxayna ardaydu muujiyeen sida ay u sahalantahay in ay buuxin karaan kaalinta abuuriada iyo samaynta barnamijyo .

Barnamijyadaas oo ardaydu u sameeyen in ay ka faaidaystaan, Cusbitaalada, Goobaha ganacsiga, Ganacsatada, Jaamacadaha , Hoteelada iyo ardayda dugsiyada sarre.

Ciwaanada barnaamijyada ardaydu soo bandhigi doonaan dhawaan

Hospital Management System
Crime Management System
Hotel Management System
Puntland Business Directory
Stock Management System
Electronic Voting System
Blood Bank Management System
Science Dictionary-40,000 Keywords English- To Somalia

PSU Faculty of Computer Science and Information technology (FCSIT) is primarily focused on subjects such as software, databases, and networking. In general computer science faculties tend to focus on the mathematical and theoretical foundations of computing rather than emphasizing specific technologies. The Faculty is conferring degrees in the fields of information technology and related fields where the student will gain knowledge about software development, software testing, software engineering, web design, databases, programming, computer networking and computer system.

Faculty of Computer Science- Puntland State University

Faculty of Computer Science- Puntland State University

Faculty of Computer Science- Puntland State University

#Puntland_State_University
Waxaa xalay hoolka jaamacadda #PSU lagu qabtay munaasabado isugu jira Doorashada Gudoomiyaha ururka kuliyada #IT ga (Information Technology) iyo soo bandhigsita barnaamijyo aad u caajib badan oo ay aad ugu heleen marti sharaftii kasoo qayb gashey xaflada.
Munsabada ayaa waxaa kasoo qayb galay Masuuliyiin ka tirsan dawlada Puntland, Qoraa Maxamed Daahir Afrax,Ganacsato iyo walidiin.
Xaflada munaasabadahan kala duwan ayaa waxaa furey Madaxweynaa Jaaamacadda #PSU Mohamud Hamid Hamid.
Agaasimaha W.Warfaafinta Puntland Mudane #Mawliid Abukar ayaa sheegay in ay la kulmeen mucjiso aysan soo bandhigeen aradayda jaamcadda #PSU gaar ahaan kuliyada #IT ga.
Doorashada ayaa waxaa ku soo baxay Ayaanle Diris oo helay codod gaaraya 97 waxa uuna noqday gudoomiyaha ururka
kuliyada #IT ga.
Waxaad riixda linkayada hoose si aad ula dagto barnaamijyada waxbadan ka faaidi doontid.
http://play.google.com/store/apps/details…
Tuuji Maskaxda Dhaqanka iyo Hidaha
http://play.google.com/store/apps/details…
Todobaadka Dhaqanka Jamaca PSU
http://play.google.com/store/apps/details…
Murti iyo Maahmaahyo
http://play.google.com/store/apps/details…
Sawiro iska hadlaya
http://play.google.com/store/apps/details…
Dhiiri Galin Maalinlaa - Android Apps on Google Play
Get it on Google Play
Dhamaadka wada sheekaysiga
Type a message...
#PSUSomalia
Shareeco Yasin Shareeco
#PSUMedia

Faculty of Computer Science- Puntland State University

#Puntland_State_University

Munaasabada isugu jirta,Soo-dhaweyn,qalin,Shahaado-Sharaf iyo Sagoontin arday deeq waxbarasho heshay ayaa lagu qabtay hoolka jaamacadda #PSU.
Munasabadan oo uu furey Madaxa xafiiska Diiwanglinta Mohamed Ahmed Dheere Buurtinle ayna ka soo qayb galeen hormuudka kuliyada #ITga Ducaysane Cabdifataax A Cabaas iyo dhamaan arday dhigta kuliyadaasi.
Ujeedka munaasabada ayaa ahayd soo dhaweynta ardayda cusub,ardayda ka qalin jabisay,iyo labo arday oo dhawaan helay deeq waxbarasho oo master u aadaya dalka #INDIA ayaa halkaasi lagu sagootiyey,sidoo kale waxaa halkaasi shahaado sharaf Lagudoonsiyey hal-abuure Mr #Cabdirahman_Hasan_Burci dhamaan ardydaan waxay ka mid yihiin kuliyada Barashada #iTga.

#Deeq Waxbarasho Master

waxaa maanta mamulka jaamacadq PSU kulan la qateen waalidinta labba arday oo dhameeyey kulliyada IT oo deeq waxbarasho master ah uu aadaya dalka indiya.

Cadnan maxamed xasan iyo qabuul muuse jaamac ayaa nasiib u yeeshay helida deeqdaas

#Puntland_State_University
#Ardayda_Cusub.
Waxaa maanta imtixaanka Aqbalaada ee jaamacadda #PSU u fariistay boqolaal Arday oo kaso qalin jabiyey dugsiyada Sare.
Gudoomiye kuxigeenka jaamacadda #PSU Burhaan Aadan ayaana daah furey Imtixaanka, ardayna ku soo dhaweyey bahweynta jaamacadda #PSU.
Maamulka jaamacadda #PSU ayaa sheegay in ay guul urajaynaya ardayda.
Madaxa xafiiska diiwan galinta ardayda Mohamed Ahmed Dheere Buurtinle ay sidoo kale ardayda ku soo dhaweyey jaamcadda #PSU.
#PSUSomalia
Shareeco Yasin Shareeco
#PSUMedia
Wixii dheeraada ka dhagayso idaacada jaamacadda #PSUMedia 89.0

Faculty of Computer Science- Puntland State University

#Puntland State University
Admission Open
2016-2017
Apply Now.

#About PSU Faculty of IT
#New Intake is open

Kulayada barashadda cilmiga tichnoolajiyada ee jaamacadda #PSU oo ku jira Exam finalka jaamacadda isaga oo Pratical ah.
Guulaysta.

#Puntland_State_University
Waxaa Maanta jaamacadda #PSU ka qabsoomay Bandhig iyo difaacasho buuga qalinjabinta oo ay sameeyen ardayda #IT Bach 2013.
Ardayda ayaa soo bandhigtey Labo Barnaamij kala ah :
1.#University_Online_System oo ah Barn. Natiijada Ardayga.
2.#University_Library_Management_System oo lagu maamulayo Qaybta Maktabada Jaamacadda.
Waxaana ka soo qayb galay Maamulka Jaamacadda,Macalimin qaar katirsan ardayda kuliyadaasi.
Waxaana Barnaamijka hogaaminayey Deanka Kuliyadda #Eng_Cabdifitah_Cabas_Eng_Mustafe.
#PSUSomalia
Shareeco Yasin Shareeco
#PSUMedia

Kulliyada culumta teknoolajiyada oo loo qabtay cashar martiyeed ku saabsan Fiber Optic ama internetka badda gunteeda la dhigo waxaa marti ku ahaa eng Mohamed abdulahi hussein shortaye oo ku takhasusay cilmigaas
Hormudka kuliyada #Eng_Abdifitax_Ahmed_Abas aya furay barnamijka oo so dhawayn u sameeyey shegayna in ay ku hawlan yihiin horumarinta ardayda
Dhamaadka wada sheekaysiga.
#PSUSomalia
Shareeco Yasin Shareeco
#PSUSomalia

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Waxaan halkaan hambalyo uga diraynaa Cabdiraxmaan Xasan Cabdulahi (Burci) oo ka tirsan ardayda Kulliyada Culumta Teknoolajiyada PSU isla markaasna Abuuray Barnamij Ku shaqaynaya Mobelada oo la magacbaxay (Murti iyo Madadaalo)

waxaad ka dajisan kartaa halkaan
https://play.google.com/store/apps/details?id=murti.maahmaahyo.soomaaliyaa#details-reviews

Waxaan leenahay Cabdiraxmaan Gulayso Horay u soco Ilaahay ha kula garabgalo dadaalkaaga

Qeyb ka mid ah ardayada barta cilmiga teknoolajiyada ee Jaamacada PSU oo Furfuraya (Desktop Computer ) arintaan ayaa qeyb ka ah dadaalada jaamacadu ugu jirto ardaydu inay yeeshaan aqoon Practical ah .

Ardayda aya horay u sameeyey Practical ah sida loo sameeyo Barnamijyada( Software Application Development )

Jaamacadu waxay leedahay Practical Labs iyaddo ardaydu ay helaan Practical ah ( Networking, Hardware iyo Software Development)

Ardayda ayaa loogu tala galay in ay si fudud ugu fududaato helida shaqooyinka iyo in ay yeeshan madaxbanaani ay ku shaqaysan karaan .

#CIIDWANAAGSAN

KULLIYADA CILMIGA TEKNOOLAJIYADA ee Jaamacada PSU waxay ugu hambalyaynaysaa guud ahaan ummada muslimka si gaar ah ardayda jaamacada iyo kulliyada teknoolajiyada munaasbada ciidul fitriga waxaana leenahay sannadkaan sanadkiisa Ilaahay ha nagu gaarsiyo dhamanteen bashbash iyo barwaaqo

كل عام وانتم بخير
تقبل الله منا ومنكم صالح اعمال

Faculty of Computer Science- Puntland State University's cover photo

#Puntland_State_University

Kulliyada cilmiga teknoolajiyada ee jamacada PSU ayaa soo qabanqaabisay khudbad cilmiyeed uu marti ku ahaa #EngAbdiyasin oo ka mid ay macaliminta kulliyada #ITga.
khudbadaas oo ka hadlaysay xirirka ka dhexeta isgaarsinta iyo cilmiga ITga waxaa goobjoog ahaa gudomiyaha ku xigenka jamaacada dhanka waxbarashada #Burhan_Adan_Cumar hormudka kulliyada #eng_Abdifatah_Abbas macaliminta iyo marti kale
Waxaana Guest Lecturkan soo qaban qaabiyey Ururka kuliyadda #ITga Iyo gudoomiyahooda #Ciid_Ismaaciil.
#PSUSomalia

Jaamacada PSU oo laga furay Xarun Kuu Qabanaysa Aadeegyada Casriga ee Teknoolajiyada.

[01/05/16]   Faculty of Computer Sceince

Department of Information Technology – Bachelor of Science in Information Technology (BSIT)

Background of the Faculty

The Faculty of Computer Science and Information technology (FCSIT) is primarily focused on subjects such as software, databases, and networking. In general computer science faculties tend to focus on the mathematical and theoretical foundations of computing rather than emphasizing specific technologies. The Faculty is conferring degrees in the fields of information technology and related fields where the student will gain knowledge about software development, software testing, software engineering, web design, databases, programming, computer networking and computer system.

This Faculty will prepare students for jobs in the marketplace demanding systems and technology interfaces with business tasks in every function and department.

The overarching goal of the Faculty is to prepare students with broad, integrated IT knowledge including communications, computer networking, computer-based systems, database management, software development, website development, digital media and electronic publishing. Students learn how to evaluate current and emerging technologies; identify user needs; design user-friendly interfaces; apply, configure and manage technologies; and assess the impact of technologies on individuals, organizations and society.

The major goal of the computer science and information technology is to prepare students for careers as
• Software developers
• Systems analysts
• Network administrators
• Web developers
• IT managers
• IT strategic planner
• And IT policy makers

THE COURSE INTRODUCTION

PSU’s Bachelor of Information Technology course is designed to meet the needs of information technology professionals The program which is a nine semester program designed to produce world-class IT professionals that is not only nationally competitive but also globally competitive and who will be professionally competent, morally upright, and socially responsible contributors to national development.

The program is a study of the utilization and applications of computers and computer software to plan, install, customize, operate, manage, administer and maintain information technology infrastructure. It prepares students to be IT professionals well versed on application, installation, operation, development, maintenance and administration of IT hardware and software.

The curriculum is based on the guidelines set by team from United States International University Nairobi.

The standard length of the BSIT program is 9 semesters (36 months). It requires the full-time student to take an average of 5/6 courses (18 credits) per semester.
Course abbreviation: BSIT

PROGRAM OBJECTIVES

The program leading to the degree of Bachelor of Science in Information Technology has the following objectives:

1. Prepare students for IT positions in a wide variety of organizations.
2. To produce well planed Database designers and developers.
3. Have well-rounded experts in Web Management, Design, and development.
4. Getting Experts in Computer Multimedia Graphic Design, and Interactive works.
5. Sufficient management and problem solving skills – able to make good decisions related to IT use and implementation in organizations.
6. A team which have ICT skills, Networking, PC Hardware Structure, Networks, Computer Security.

COURSE LEARNING OUTCOMES
Information technology (IT) graduate will possess the knowledge, skills, abilities, and attributes to:
1. Develop Software’s (Management Systems).
2. Analyzing Systems and Forecast
3. Administrate Networks
4. Develop Website
5. Manage IT Firms, and huge companies IT Sections.
6. Developing IT Policy and Strategies
7. Design and conduct experiments to resolve IT hardware and software problems.
8. Control IT Security for the Firms

Bachelor of Science in Information Technology – Concentrations

We are planning to create concentrations for BS_IT Degree such as
• Business system analysis
• Information System Security
• Multimedia And Visual Communication
• Networks and Telecommunication
• Software engineering
• Web development
• Cyber security technology
• Database Technology
• Digital Forensics Technology
• Enterprise security technology
• Networking Technology

FOR MORE INFO YOU CAN REACH US AT [email protected]
faaraxc[email protected]
090-7793723

Profile Pictures

Faculty of Computer Science- Puntland State University

Want your place of worship to be the top-listed Place Of Worship in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Faculty of Computer Scie

Location

Address

Garowe
Garowe
NUGAAL
Other Garowe places of worship (show all)
Masjid Xaaji Cali - Garoowe Masjid Xaaji Cali - Garoowe
Xaaji Cali Road
Garowe, 252

Ku soo dhawaw masjidka xaji cali Garowe