Masjid Xaaji Cali - Garoowe

Ku soo dhawaw masjidka xaji cali Garowe

Inshalah barri kalmadaas muhiimka ah halaga faaiidaysto.
Masjid xaajicali-Garowe

youtube.com

Tafsiirka quraanka kariimka ah shiikh maxamuujd xaaji yuusuf sura alnissaa 151.....175

تفسير القرآن الكريم
شيخ محمود حاج يوسف
https://youtu.be/uuDRth4ZjPE

sii share garee khayrka

Tafsiirka quraanka kariimka
Shiikh maxamuud xaaji yuusuf
Sii faafi

Tafsiirka quraanka kariimka ah
Shikh maxamud xaaji Yusuf

Toos :Tafsiirka Quranka kariimka (sh maxamuud xaaji yuusuf ) Suratu Al Nisa

الدرس الثاني
كتاب صفة صلاة النبي صلى الله عليه وسلم
مع فضيلة الدكتور عبدالناصر آل اسلام

youtube.com

Khudbadii jimcaha (waxyabaha umada nabi mohamed ugu duwantahay umadaha kale)sh Abdirahman bandiriye}

Khudbadii jimcaha Masjidka xaaji cali
Sh Abdirahman Bandiriye
Jimce 21.2.2020
#shere
https://youtu.be/QkJHmSuolys

khudbadii jimcaha masjidka xaaji cali

youtube.com

صفة الصلاة النبى casharkii 1 Dr Abdinaasir abdisamad

https://youtu.be/RixsmLLViBY

habeen jimce casharkii 1 masjidka xaaji cali subscribe

Toos kitabka صفة الصلاة النبي
Masjidka xaaji cali

#Baro oo iska sax Salda(الصلاة)

Ogaysiis Ogaysiis ogaysiis
Masjidka xaaji cali -Garowe waxa laga bilabaya kitabka صفة الصلاة النبي(ص) waxana marinya Dr.Abdinaasir Abdisalan Habenada kala ah 1.habenka jimcaha
2.habenka sabtida
Ka faaidayso oo Iska sax salda
Wa bilaahi tawfiiq
Mahadsanidiin.
Masjidka xaaji cali(media)

Sh maxmauud x.yuusuf "wax yabaha dadka isku dira waxa ka mida Baraha Bulshada(SOCIAL MEDIA)"

Sh maxmauud x.yuusuf "wax yabaha dadka isku dira waxa ka mida Baraha Bulshada(SOCIAL MEDIA)"

La soco Tafsiirka Quranka Kariimka
#Toos
#Live

Masjidka xaaji cai -Garowe

Baro macnaha Kitabka Ilaahay
اعلم معنى القرءان الكريم
(Tafsiirka Quranka Karimka)
Sh maxamuud xaaji yusuf
#wacyigalin
Masjidka xaaji cali-Garowe (media)

youtube.com

khudbadii jimcaha sh maxamuud xaaji yuusuf (GUURKA)

Khudbadii jimcaha masjidka xaaji cali-Garowe
Sh maxamuud xaaji yusuf(حفطه الله)
Jimce.14.2.2020

https://youtu.be/tRTo7WpcBpM

khudbadii jimcaha masjidka xaaji cali guurka iyo maanta subscribea

youtube.com

Tafsiirka Quranka sh maxamud xaji yusuf suratu Al -Nisa(26----37)

https://youtu.be/rdZIOUGNSBw

Sh maxamuud xaaji yusuf Masjidka xaaji cali Subscribe

youtube.com

Tafsiirka quranka sh maxamuud xaaji yuusuf suratu nisa(17---25)

https://youtu.be/Y9ahdbOVyXk

Tafsiirka quranka sh maxamuud xaaji yusuf Masjidka xaaji cali Garowe 9/2/2020 Subscribe

Tafsiirka Quranak Suratu Nisa

youtube.com

Khudbadii jimcaha (sh cabdi shaafi ahmed) 7/2/2020

Khudbaddii jimcaha masjid xaajicali-Garowe shiikh cabdishaafi axmed cali
Taariikh :7/2/2020
https://youtu.be/0ZOpMVJjGZw

khudbadii jimacaha masjidka xaaji ali garowe jumce7/2/2020

youtube.com

FOREX TRADING |Ka Gamacsiga Sarifka Suqa Forex| (Sh maxamuur Hoorri)

Muxaadaro kusaabsan suuqa sarifka ee forex. waxaa soo jeedinaya Dr maxamuud c/raxmaan (Hoorri).
Masjid xaaji cali-Garowe, Taariikh 7/2/2020
https://youtu.be/IbiI8k_6kYs

Muxadaradi Ka hadlaysay Forex trading Masjidka xaaji cali Subscribe

[02/06/20]   OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS

New Lecture on Forex Trading
========================

Rabbi idankiis waxaan habeen dambe (07 Feb 2020) maqribka ka bacdi ku qaban doonaa Lecture ku saabsan Forex Trading. Waxaa lagu qaban doonaa Masjid Xaaji Cali, Garoowe, PL.

Marar badan ayaa mawduucaan siyaabo kala duwan looga hadlay lagana soo jeediyey aragtiyo kala duwan xagga xukunka Sharcigga ah.

Ujeedada guud ee Lecture waa la fahmo:

1. Waa maxay Forex?
2. Sidee u shaqeeyaa?
3. Waxaa la qeexi doonaa: financial derivative instrument (security), broker, cash account, margin account, used margin, usable margin, equity, margin call, leverage, currency pair, currency rate, pips, spread, bid/ask (buy/sell, long/short, bullish/bearish).

Ujeedadu ma ahan in la furo tababar dadka lagu barasho sida looga ganacsado iyo sida lacagta looga sameeyo (trading strategies, analysis tools, trading tricks and secrets ... etc.). Hadafku waa in la fahmo sida mucaamaladaan u shaqeyso lagana bixiyo suurada dhabta ah ee ay leedahay si loo fahmo xukunkeeda sharciga ah.

Waxaan dhiiri gelinaynaa in ay kasoo qeyb galaan dhallinyaradda ama waayeelka ku shaqeysta, kana qeyb qaataan wixii falan qeyn (discussion) ah oo loo baahdo ciddii aan kasoo gaarin waxay kala soconkaraan pageka masjidka oo si live ah loosoo galindoono inshalah.

Cid gaar lagu cambaareyn maayo, laakiin si mawduuci (objective) ah ayaa loo falan qeyn doonaa.

Forex Trading kuma cusba caalam-ka laakiin wuxuu cusub yahay Soomaalida. Waa muhiim in qofku helo ama raadiyo fursado badan ama kala duwan oo ku helo waxsoosaar. Waase lagama maarmaan in qofka Muslimka ah u meel dayo luqmada uu cunayo ama uu ilmaha ku biilanayo. Waxaa inoo banaan oo keliya dariiqooyin Rabbi xalaayeeyey in lagu raadsado risqigiisa ee aan lagu raadin si kasta oo wax lagu heli karo.

Ogow nafna dhiman mayso ilaa ay ka oofsato dhammaan wixii calaf ah oo u qoran (إنه لن تمون نفس حتي نستوفي رزقها .. فأجملوا في الطلب أو كما قال صلي الله عليه وسلم ).
Waxaana inoo lafo guraya mawduucaas
DR: Maxamuud Hoorri

Tafsiirka quraanka
Shiikh maxamuud xaaji yuusuf
Sura alcimraan ayah(146-158)
2/2/2020

khudbadii jimcaha masjidka Xaaji Cali-Garowe SH Abdirahman (Bandiriye)

Khudbadii jimcaha Masjidka Xaji Cali-Garowe
(Sh Abdirahman Bandiriye)
#JIMCE 31/1/2020

youtube.com

TAFSIIRKA QURANKA Sh Maxamuud xaaji yuusuf Suratu Al-cimraan (86----105)

Tafsiirka quraanka
shiikh maxamuud xaaji yuusuf https://youtu.be/EaRksR32O6M

masjidka xaji cali -Garowe subscribe

youtube.com

Tafsiirka quraanka, shiikh maxamuud xaaji yuusuf

https://youtu.be/ydBE-tVrOes

Want your place of worship to be the top-listed Place Of Worship in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Sh maxmauud x.yuusuf "wax yabaha dadka isku dira waxa ka mida Baraha Bulshada(SOCIAL MEDIA)"

Location

Category

Telephone

Address


Xaaji Cali Road
Garowe
252

Opening Hours

Monday 11:30 - 20:00
Monday 03:00 - 06:30
Tuesday 11:30 - 20:00
Tuesday 03:00 - 06:30
Wednesday 11:30 - 20:00
Wednesday 03:00 - 06:30
Thursday 11:30 - 20:00
Thursday 03:00 - 06:30
Friday 09:00 - 20:00
Friday 03:00 - 06:30
Saturday 11:30 - 20:00
Saturday 03:00 - 06:30
Sunday 11:30 - 20:00
Sunday 03:00 - 06:30
Other Garowe places of worship (show all)