Abdikariim Abdirashiid Mohamed 11le

Abdikariim Abdirashiid Mohamed 11le

masque alfurgan

WAXAAN AHAY WADANI SOOMAALIYED JACEL DHULKIISA HOOYO RABA IN UU MUSTAQBAL GAARO DHULKIISA IYO DADKIISA WAX U QABTO ALLOW DHOWR DHULKYGA SOOMAALIYA KU SOO DHAWOW PAGE-KAN WAAN KA WADA XIRIIRI KARNAA

[11/29/13]   asc jimco kariim....."""

[11/21/13]   ASC SXBYAAL IYO DHAMAAN AQYRT WN KA RAALI GALINAYAA INTA AAN FACE BOOK KA MAQNAA WAAYO MASHQUL WAXBARASHO OWGIIS SHUKRAN.

[11/13/13]   Asc dhaman muslimka waxaan tacsi u diyaraya dhamaan inta wax kasoo gaartay nimcadii gobalada bari intaas ka dib alla qadaray waxaa waajib in lugu qanco ha dhihin wan ka xumahay.

[09/19/13]   Asc dhamaan umada muslimiinta waxaaan ni dhihi lahaa aad bd u mahdsantihiin

[09/15/13]   MA RABNAA ISBADAL IYO HORMAR ? MA RABNAA IN AWOOD KU YEELNO ? MA RABTAA ADI IN HOGAAMISID DUNIDA ? Waa su'aalo u baahn isweydiin intaas dhan waxaa ka horeeeya in aad badasho naftada hormariso hogaamiso ......-abdikariim 11le

[09/15/13]   إعلم يا حبيبي/تي أنك مسؤل عن حياتك مسؤليه كامله ، حاول أن تصلح حياتك أولا ............ منى علي إبراهيم

[09/11/13]   (ku soo dhawadaa barnamij kii aan ugu magac darnay " safarkii dhanka hormarka waxaan inii soo bandhigyaa madaxda ducda oo la ikhriyo subaxdii iyo galabtii اللهم أنت ربي خلقتني وأنا عبدك وعلى عهدك ووعد مااستطعت أعود بك من شر ما صنعت أبولك بدنبي فأغفرلي إنه لا يغفر الدنوب إلا أنت )

[09/10/13]   (Taqwada eebe) Ilaahay nolol ayuu nasiiyay anagoo aan jirin ayuu candhuuf naga dhigey hadana marxlado kala duwan ka dib wuxuu naga dhigey isaan socda oo dhameestiran ma garan kartaa waxaa lagaaga fadilay xoolaha waa caqliga haduusan caqliga garan alla ka cabsiga xoolaha waad ka liidataa waayo hadafkii abuuritaanka waad ilowdey si aan hormar u gaarno aan u noqono bulsho aduunka ugu sareesa waxas muhiim ah allihii na uumay in aan xasuusano w/q: abdikariim abdirashiid cirra weyne mahadsanid.

[09/10/13]   Bismilaahi ku soo dhawaada barnaamijyo taxana oo aan ugu tala galnay in aan ku waaniyo bulshada muslimka ah ee luqada somaaliga oo la magac baxay (SAFARKII WANAAGSNAA EE DHANKA HORMARKA) waxaa soo jeedin doona abdikariim cirro wenye.

[09/09/13]   Fariin ku socota tahriibta:[email protected] Gcloy buufis ayaa ku galay ama waxaad ku riyootaa nolosha dabakh yada dhaadheer waxaad ogataa in dhulkyna hooyo ka qanisan yahay waa laga yabaa in aad iigu jawaabto dalka amaan ma leh lkn hadaa ka tagdid anna ka tago yaa amaan ka usoo celinaya runtii aan gacmaha is qabsno waa ni jeclhy wllhyga

[09/09/13]   Su'al: ka soo qaad ganacsade bd tahy magaalda joogta adi kliya ayaa ganacsi gaar ku leh markii lugu arkay in ay magaalda kugu xiran tahy ayaa ganacsadayal labo dukaan oo isla nooca gadid ka fureyn hortaada maxaad sameyn la heyd fakar?

[09/08/13]   Aad bn ugu farxay dhimashada justin bieber oo ahaa mid ka mid fanaaniinta mareekanka allow adaa sharkiisa umada ka qabtay .

[09/08/13]   asc ogow maalintu waa cumrigaaga hady ku dhaafto qaar ayaa kaa tagy oo cumrigaaga ah gclyaal maanta aan ka faa'idaysano aad bd u mahdsan tihiin.

[09/07/13]   Waa page aan ugu tala galay in aan fikirkeyga ku soo bandhigo si aan u la wadaago umada caalamka la soco anigoo ah arday adoon alle u baahan abdikariim abdirashiid

[09/07/13]   Sooo ka ma xumid xasuuqa umada muslimiinta dhamaan geesaha caalamka hadey jawaabto haa tahy fadlan u ducee muslimiinta.....!

[09/07/13]   Asc dhamaan umada musliminta waxaan nigu boorinya xaqa waxaad ogaada in aduunka laga tagayo oo dhamaanyo

[08/28/13]   si aad nooga la qeyn qaadato barnaamijta wax barida jiilka cusub fadlan nugu soo biir oo like dheh.

[08/26/13]   Markaan wax barayo ardeyda soo koreysa ee yar yar waxaan fahansiyaa in aan loo baahnyn in la garaaco lkn in ay wax fahmaan hadey fahmaan waligood ma khaldyaan lkn dulqaad ayey rabaan waa tijaabo aan tijaabiney.

[08/24/13]   Markaan aqrinyo darsi diini ah oo u akhrinyo dhalinta soo korysa ee yar yar iyo markaan nidaam u sheegyo waxaan ogaadey caruurta in usha lugu barbaariyey lkn ani marna iskuma dayo dil in aan wax ku xaliyo xataa ardeyga mar mar intii danbiga loo sheego ayaa la cafiyaa

[08/24/13]   si aad nagla qeyb qaadato like dheh hadii aad rabto in aad taageyrto dhalinta u istaagy faafinta dacwada

[08/23/13]   مؤسسة الفرقان مؤسسه جديده بسحات الدعوة الإسلاميه في محافطة مدغ رئيس ومؤسس :عبدالكريم عبدالرشيد.

[08/16/13]   مؤسسة الفرقان تبدأ كتب الإسلام على بعض فنون الإسلاميه في مسجد الفرقان في حي اسراغ فرع الخامس إتصل : 7606600 رئيس مؤسسه و7233377 صاحب تنفيد .........!!

[08/16/13]   asc dhamaan aqyrt aan jclhy waa mu'asda alfurqan

Want your place of worship to be the top-listed Place Of Worship in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Al-furqaan Musque
Gaalkacyo
SOOMAALIYA